DEG DEG: Abaanduule ka tirsan cidanka Somaliland oo lagu dilay dagaalka Laascaanood

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa la xaqiijiyey iney ku dhinteen dagaalka illaa saaka waaberigii ka socda Laascaanood G/lle dhexe Axmed Faarax Dacar oo ahaa Abaanduulihii Guutada Dhufsade ee ciidamada Somaliland ayaa la soo werinayaa inuu ku geeriyooday dagaalka. Sarkaalkan ayaa lafdhabar u ahaa howlgelinta ciidanka Somaliland ee ka dagalamaya Laascaanood. Sidoo kale … Continue reading DEG DEG: Abaanduule ka tirsan cidanka Somaliland oo lagu dilay dagaalka Laascaanood